Search
Close this search box.
Search
Close this search box.

Madaxwaynayaashii soomaaliya Soo maray.

1_ Adan Cabdulle Cismaan ( Adan cade)

Wuxuu xilka qabtay. 1-,da luulyo 1960 

Wuxuuna xilka ka dagay 10kii juun 1967

2_ Cabdirashid Cali Sharmake 

Wuxuu xilka qabtay 10kii juun 1967

Waxaan la dilay 15kii oktoobar 1969 waxaana lagu dilay magaalada laascaanood 

3_ Sheekh mukhtaar maxamed xirsi ( mukhtaar xirsi) xil ku meel gaar ah

Wuxuu xilka qabtay. 15kii oktoobar 1969 

Wuxuuna xilka ka dagay 21kii oktoobar 1969

4_ Maxamed Siyaad Barre 

Wuxuu xilka qabtay 21kii oktoobar 1969 kadib markii uu afgambi militari kula wareegay

Wuxuuna xilka ka dagay 26_dii janaayo 1991

Kadib markii la burburiyey xukuumadiisii.

5_ Cali Mahdi Maxamed ku meel gaar ah 

Wuxuu xilka qabtay. 26_Janaayo 1991

Wuxuuna xilka ka dagay 3_dii ogoosto 2000

6_ Cabdiqaadim Salaad Xasan 

Wuxuu xilka qabtay. 27,dii ogoosto 2000

Wuxuuna xilka ka dagay 14_tii oktoobar 2004

7_ Cabdullahi Yusuf Axmed 

Wuxuu xilka qabtay. 14,tii oktoobar  2004

Wuxuuna xilka ka dagay 29_kii Diseembar 2008 kadib markii uu is casilay

8_ Adan Maxamed nuur ( Adan madoobe) 

Wuxuu xilka qabtay. 29_kii Diseembar 2008

Wuxuuna xilka ka dagay 31_kii Janaayo 2009

9_ Shariif Sheekh Ahmed 

Wuxuu xilka qabtay. 31_dii Janaayo 2009

Wuxuuna xilka ka dagay 20_kii Agoosto 2012

10_ Xasan Sheekh Maxamuud ( markii hore ,)

Wuxuu xilka qabtay. 10_Kii Sebteembar 2012

Wuxuuna xilka ka dagay 16_kii Febraayo 2017

11_ Maxamed cabdullahi farmajo

Wuxuu xilka qabtay. 20_kii Febraayo 2017

Wuxuuna xilka ka dagay 8_dii May 2022

12_ Xasan sheekh maxamuud ( markii dambe )

Wuxuu Xilka qabtay 15_kii May 2022

Wuxuuna hayaa ilaa iyo hada tariikhdu tahay 12_5_2025

Share This Article