Search
Close this search box.
Search
Close this search box.

Faaiidooyinka carootada

Carootada waxay ay leedahay faaiidooyin badan oo uu jirku u baahan yahay

Faaiidooyinka carootada ay leedahay

1_ carootada waxaa ka buuxo vitamins gaar ahaan vitamin A kaas oo indha u fiican

2_waxa ay leedahay maadada  fiberta 

3_ waxaan ay leedahay minerals macdano sida potassium 

Carootada waa qudaarat sida dabiiciga ah uga hir kagta cudurada kuwaas oo qof kasta u baahan yahay jirka , cudurka in la daweeyo waxaa ka wanagsan in Laga hortago.

1_ in jiikaagu ostarajiinku ku bato estrogen ka oo ah dheecaaan Laga helo raga iyo dumarka haba lagu kala badnaade, waana dheecaaan wada saameeya dadka  gaar ahaan estrogen ka hadii uu dumarka ku bato wuxuu ku keeni in caadadu ay badato oo uu dhiig fara badan ka yimaado, Sido kale estrogen ka wuxu keeni karaa in ay ragga iyo dumarka dhexda ka cayilaan,sidoo kale hadii uu estrogen ku kugu bato  wuxuu kugu sababi karaa in ay kansaro kugu dhacaan, estrogen ku in ku jirkaaga ku yaraado faaiido ayey u tahay, raggu hadii uu ku badato estrogen ka waxaa yaraaneysa testeonkiisa iyo ragganimadiisa.

Carootada cunitaankeedu waxaan uu kaa yareynayaa estrogen tii jirkaaga ku jirtay.

2_ waxay la hortagtaa kansarada sameysankooda,

 qaabka u sameysmaan kansariska waxa la dhaha proto onkujiinis prokasojinik kuwaas oo ah waxyaabaha kansarka keena carootada waxay yareysaan in waxaas ay jirkaaga la fal galaan hadhowna ay kansar kugu noqdaan Sido kale jirka Sunta ayey ka saartaa waxay u shaqeysaa antioxidant , carootada waxay kamid tahay waxyaabaha qurxiya dheeha jirka vitamin A waxa uu u fican yahay jirka xita waxa lagu daweeyaa dadka finqnka wajiga ku leh Sido kale carootada waxay dishaa bacteriyada loo yaqaan mycoplasma bacteeriyadaas oo cuduro badan keenta , sidoo kale waxay la hortagtaa xinjirooga dhiiga.

Hadii aadan awoodin inaad cunto Maalin kasta carootada ugu yaraan isticmaala 3 maalin isbuucii.

WQ: Ustaad mohamed Abdinasir

Share This Article