Search
Close this search box.
Search
Close this search box.

8-Faa’iidooyinka wax akhriska waa kuwo aad u badan, waxaana ka mid ah:

faaiidooyinka wax aqriska

waa xaqiiq ah oo jira in qof walba qof uu ka aqris badan yahay uu ka aqoon badan yahay, maxaayeelay wax aqrintu waxay faaiido u leedahay maskaxda aqristaha.

waxaa haboon in ardayda wax aqrinta ay is baraan oo aysan wax aqrin xiliga imtixaanka bas ah iyagoo markaas doonaya inay imtixaanka markaas taagan ku guuleystaan.

hadaba wax aqrinta waxay faaiido u leedahay dhamaan dadka macalin iyo arday culimo iyo caamo.

Share This Article